Dalka Haiti waxa uu ka kooban yahay dhulwayn oo ku dhagan jamhuuriyada Dominican iyo jasiirado baaxadoodo yartahay oo ku teedsan. Caasimada Dalka jamhuuryada Haiti waxa layidhaa Port-au-Prince waxana ay ku talaa bartamaha dalka. Dadka ku dhaqan magaalad caasimada ah ee Dalka jamhuuryada Haiti waxa lagu qiyaasaa (785,228) ruux, waana tirakoobkii ...